Falimaha 4:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Markaas ayey mar labaad soo galiyeen Butros iyo Yooxanaa qolkii shirka waxeyna ku amreen in eysan mar dambe ka hadlin, dadkana barin wax ku saabsan magaca Ciise. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Markaasay u yeedheen oo ku amreen inayan aslanba Ciise magiciisa ku hadlin, waxna ku barin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Markaasay u yeedheen oo ku amreen inayan aslanba Ciise magiciisa ku hadlin, waxna ku barin. Viz kapitola |