Falimaha 3:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Butros ayaa qabtay gacanta midig oo ku caawiyay inuu istaago, isla markiiba cagahiisii iyo anqowyadiisiiba wey xoogeysteen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasuu intuu gacanta midigtaa ku dhegay ayuu sara kiciyey; oo markiiba cagihiisii iyo anqowyadiisiiba waa xoogaysteen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Markaasuu intuu gacanta midigtaa ku dhegay ayuu sara kiciyey; oo markiiba cagihiisii iyo anqowyadiisiiba waa xoogaysteen. Viz kapitola |