Falimaha 3:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Kadib Butros ayaa ku yiri, “Ma haysto qalin iyo dahab! Laakiin waxaan haysto waan ku siinayaa. Magaca Ciise Masiixii reer Naasared ku soco.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiin Butros baa ku yidhi, Lacag iyo dahab midna ma haysto, laakiin waxaan haystaan ku siinayaa. Magaca Ciise Masiix, kii reer Naasared, ku soco. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiin Butros baa ku yidhi, Lacag iyo dahab midna ma haysto, laakiin waxaan haystaan ku siinayaa. Magaca Ciise Masiix, kii reer Naasared, ku soco. Viz kapitola |