Falimaha 3:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Illaahey markii uu soo diray adeegihiisa, idinka ayuu idiin soo hor diray si uu idiin barakeeyo isaga oo mid walboo idin ka mid ah kasoo leexinaya wadooyinkiina sharka leh.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Ilaah markuu Midiidinkiisii kiciyey, idinkuu markii hore idiin soo diray inuu idin barakeeyo markuu midkiin kasta dembiyadiisa ka soo jeediyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Ilaah markuu Midiidinkiisii kiciyey, idinkuu markii hore idiin soo diray inuu idin barakeeyo markuu midkiin kasta dembiyadiisa ka soo jeediyo. Viz kapitola |