Falimaha 3:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Idinkuna waxaa tihiin kuwii dhaxli lahaa nebiyada Illaaheyna wuxuu axdiga la galay awoowayaashiin. Wuxuuna Ibraahim ku yiri, ‘Dadka aduunka jooga oo dhan farcankaaga ayey ku barakoobi doonaan.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Waxaad tihiin wiilashii nebiyada iyo wiilashii axdigii Ilaah la dhigtay awowayaashiin, markuu Ibraahim ku yidhi, Qabiilooyinka dunida oo dhammu farcankaagay ku barakoobi doonaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Waxaad tihiin wiilashii nebiyada iyo wiilashii axdigii Ilaah la dhigtay awowayaashiin, markuu Ibraahim ku yidhi, Qabiilooyinka dunida oo dhammu farcankaagay ku barakoobi doonaan. Viz kapitola |