Falimaha 3:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Muuse ayaa yiri, ‘Rabbiga Illaahiina ah wuxuu dhexdiina kasoo saari doonaa nebi aniga oo kale ah. Waa inaad dhagaysataan wax walboo uu idiin sheego. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Muuse wuxuu yidhi, Rabbiga Ilaaha ahu wuxuu walaalihiinna dhexdooda idiinka kicin doonaa nebi anoo kale ah. Waa inaad isaga ka dhegaysataan wax kastuu idinku yidhaahdo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Muuse wuxuu yidhi, Rabbiga Ilaaha ahu wuxuu walaalihiinna dhexdooda idiinka kicin doonaa nebi anoo kale ah. Waa inaad isaga ka dhegaysataan wax kastuu idinku yidhaahdo. Viz kapitola |