Falimaha 3:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Haddaba toobadkeena oo Illaahey u soo laabta, si dembiyadiina loo tirtiro, si ey waqtiyo qalbi qaboojin lihi uga yimaadaan Rabbiga, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Haddaba toobad keena oo soo noqda, si dembiyadiinna loo tirtiro, si ay wakhtiyo qabowjis lihii uga yimaadaan Rabbiga hortiisa, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Haddaba toobadkeena oo soo noqda, si dembiyadiinna loo tirtiro, si ay wakhtiyo qabowjis lihii uga yimaadaan Rabbiga hortiisa, Viz kapitola |