Falimaha 3:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 “Haddaba, Walaalaheyga reer binu Israa’iilow, waan ogahay in idinka iyo hogaamiyayaashiinuba aad arintan aqoon la’aan u sameyseen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Waxaanan ogahay, walaalayaalow, inaad tan aqoonla'aan u samayseen, sidii madaxdiinnuba yeeshay oo kale. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Waxaanan ogahay, walaalayaalow, inaad tan aqoonla'aan u samayseen, sidii madaxdiinnuba yeeshay oo kale. Viz kapitola |