Falimaha 3:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Iimaanka uu magaca Ciise ku qabo darteed ayaa ninkan aad aragtaan oo wada garaneysaan xoogeeyay. Iimaanka uu ku qabo magaca Ciise ayaa si dhameystiran u bogsiiyay, sida aad wada aragteen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Magiciisa ayaa xoogsiiyey kan aad arkaysaan oo garanaysaan, rumaysadka uu magiciisa ku rumaystay aawadiis. Rumaysadka uu ku rumaystay isaga ayaa ninkan idinka oo dhan hortiinna ku siiyey caafimaadkan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Magiciisa ayaa xoogsiiyey kan aad arkaysaan oo garanaysaan, rumaysadka uu magiciisa ku rumaystay aawadiis. Rumaysadka uu ku rumaystay isaga ayaa ninkan idinka oo dhan hortiinna ku siiyey caafimaadkan. Viz kapitola |