Falimaha 3:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Waxaad diideen Ciise oo Quduus iyo Xaq ahaa waxaadna dalbateen in gacan ku dhiigle la idiin sii daayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Laakiin idinku waxaad diideen Kan Quduuska iyo Xaqaba ah, oo waxaad weyddiisateen nin dhiig qaba in laydiin sii daayo, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Laakiin idinku waxaad diideen Kan Quduuska iyo Xaqaba ah, oo waxaad weyddiisateen nin dhiig qaba in laydiin sii daayo, Viz kapitola |