Falimaha 3:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Illaaha Ibraahim, Isxaaq iyo Yacquub, oo ah Illaaha awoowayaasheen, ayaa ammaanay adeegihiisi Ciise. Waana kan aad gacan galiseen si loo dilo, oo aad Bilaatos hortiisa ku diideen markii uu go’aansaday inuu sii daayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Ilaaha Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub, oo ahaa Ilaaha awowayaasheen, wuxuu ammaanay Midiidinkiisii Ciise, kii aad gacangeliseen oo aad Bilaatos hortiisa ku diideen markuu goostay inuu sii daayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Ilaaha Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub, oo ahaa Ilaaha awowayaasheen, wuxuu ammaanay Midiidinkiisii Ciise, kii aad gacangeliseen oo aad Bilaatos hortiisa ku diideen markuu goostay inuu sii daayo. Viz kapitola |