Falimaha 3:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Markii uu Butros dadkii arkay, ayuu ku yiri, “Walaalaheyga reer binu Israa’iilow, maxaad waxa dhacay ula yaabantihiin? Maxaad sidan noogu fiirineysaan sidi inaan awoodeena ama cibaado badnideena ku socodsiinay ninkan? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Markuu Butros dadkii arkay ayuu u jawaabay oo ku yidhi, Niman yahow reer binu Israa'iil, Maxaad waxan ula yaabsan tihiin, ama maxaad sidaas noogu fiirinaysaan sidii annagoo xooggayaga ama cibaadadayada ku socodsiinnay isaga? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Markuu Butros dadkii arkay ayuu u jawaabay oo ku yidhi, Niman yahow reer binu Israa'iil, Maxaad waxan ula yaabsan tihiin, ama maxaad sidaas noogu fiirinaysaan sidii annagoo xooggayaga ama cibaadadayada ku socodsiinnay isaga? Viz kapitola |