Falimaha 3:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Intuu ninkii ku dhaganaa Butros iyo Yooxanaa, ayaa dadkii oo wada yaaban ku soo ordeen uguna yimaadeen meeshii la oran jiray Balbaladii Sulaymaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Oo intuu Butros iyo Yooxanaa ku dhegganaa ayay dadkii oo dhammu ku soo wada ordeen balbaladii la odhan jiray Balbaladii Sulaymaan iyagoo aad u yaabsan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Oo intuu Butros iyo Yooxanaa ku dhegganaa ayay dadkii oo dhammu ku soo wada ordeen balbaladii la odhan jiray Balbaladii Sulaymaan iyagoo aad u yaabsan. Viz kapitola |