Falimaha 28:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Bobliyos aabihiis ayaa xanuusanaa, wuxuu la xanuusanaa qandho iyo calool xanuun. Markaas ayaa Bawlos soo booqday oo gacanta saaray oo u duceeyay wuuna bogsiiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Oo waxay noqotay in Bobliyos aabbihiis jiifsaday isagoo qandho iyo dabadhiig qaba. Markaasaa Bawlos isagii u galay oo intuu u duceeyey ayuu gacmihiisii saaray oo wuu bogsiiyey isagii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Oo waxay noqotay in Bobliyos aabbihiis jiifsaday isagoo qandho iyo dabadhiig qaba. Markaasaa Bawlos isagii u galay oo intuu u duceeyey ayuu gacmihiisii saaray oo wuu bogsiiyey isagii. Viz kapitola |