Falimaha 28:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Meelahaas waxaa ku yaalay dhul uu iskalahaa nin la yiraahdo Bobliyos, taliyihii jasiiraddaas. Wuxuu na tusay deeqsinimo martigelin saddex maalmood. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Haddaba meeshaas waxaa u dhowaa dhulal uu leeyahay ninkii gasiiradda madaxda u ahaa oo magiciisa la odhan jiray Bobliyos. Kaasuna waa na soo dhoweeyey, oo intii saddex maalmood ah ayuu si sharaf ah noo marti qaaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Haddaba meeshaas waxaa u dhowaa dhulal uu leeyahay ninkii gasiiradda madaxda u ahaa oo magiciisa la odhan jiray Bobliyos. Kaasuna waa na soo dhoweeyey, oo intii saddex maalmood ah ayuu si sharaf ah noo marti qaaday. Viz kapitola |