Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 28:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Waxey u maleynayeen inuu bararo ama isla markiiba dhulka ku dhaco oo dhinto. Laakiin markey waqti badan sugeen ayey arkeen inaan waxba ku dhicin isagii, markaas ayey fikradoodi badaleen oo ey dheheen isagu waa illaahey.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Laakiin iyagii waxay filanayeen inuu haddiiba bararo ama uu markiiba dhaco isagoo meyd ah; laakiin kolkii ay wakhti dheer dhawrayeen oo ay arkeen inaan waxyeello ku dhicin isagii, ayay fikirradoodii beddeleen, oo waxay isku yidhaahdeen, Isagu waa ilaah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 28:6

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy