Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 28:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Kuwii halkaas deganaa ayaa markey arkeen maskii inuu gacanta Bawlos kasoo laalaado, ayey is dheheen, “Ninkan waa gacan ku dhiigle, inkastoo uu badda nabad kaga soo baxay, xaqnimadu uma ogolaanayso inuu noolaado.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo barbariyiintiina markay arkeen bahalkii gacantiisa ka laalaaday ayaa midkoodba wuxuu mid kale ku yidhi, Shakila'aan ninkanu waa nin dhiig qaba, waayo, in kastoo uu baddii nabdoonaan kaga baxsaday, haddana xaqnimadu uma oggolaan inuu sii noolaado.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 28:4

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy