Falimaha 28:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Waayo dadkan qalbiyadoodu wey qalaafsanaadeen, wax dhegahooda kuma maqlaan indhahoodana wey xireen. Haddii kale indhaha wax wey ku arki lahaayeen, oo dhegahoodana wax ayey ku maqli lahaayeen, qalbigoodana wax ayey ku fahmi lahaayeen oo wey soo laaban lahaayeen, oo aniguna waan cafin lahaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Waayo, dadkan qalbigoodu waa qallafsanaaday, Oo dhib bay dhegahooda wax ugu maqlaan, Indhahoodana way isku qabteen; Si aanay indhaha wax ugu arkin, Oo dhegaha wax ugu maqlin, Oo qalbiga wax ugu garan, Si aanay u soo noqon, Oo aanan u bogsiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Waayo, dadkan qalbigoodu waa qallafsanaaday, Oo dhib bay dhegahooda wax ugu maqlaan, Indhahoodana way isku qabteen; Si aanay indhaha wax ugu arkin, Oo dhegaha wax ugu maqlin, Oo qalbiga wax ugu garan, Si aanay u soo noqon, Oo aanan u bogsiin. Viz kapitola |