Falimaha 28:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Laakiin waxaan jeclaan lahayn inaad noo sheegtid fikradaada, waayo waan ognahay in meel walba dadku kaa hadlaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Laakiin waxaannu jeclaan lahayn inaannu kaa maqalno waxaad u malaynaysid; maxaa yeelay, xagga dariiqadan waxaannu ka og nahay in meel walba ka gees ahaan lagaga hadlo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Laakiin waxaannu jeclaan lahayn inaannu kaa maqalno waxaad u malaynaysid; maxaa yeelay, xagga dariiqadan waxaannu ka og nahay in meel walba ka gees ahaan lagaga hadlo. Viz kapitola |