Falimaha 28:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Markaas ayey ku yiraahdeen, “Anagu wax warqad ah oo adiga kugu saabsan Yahuudiya kama helin, dadkeenana wax xumaan ah oo ey kaa soo sheegeen ma laha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Oo iyana waxay isagii ku yidhaahdeen, Annagu wax warqadaa oo adiga kugu saabsan Yahuudiya kama aannu helin, oo walaalihii midkoodna xaggaas kama iman, noomana soo sheegin ama kaama soo warramin xumaato. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Oo iyana waxay isagii ku yidhaahdeen, Annagu wax warqadaa oo adiga kugu saabsan Yahuudiya kama aannu helin, oo walaalihii midkoodna xaggaas kama iman, noomana soo sheegin ama kaama soo warramin xumaato. Viz kapitola |