Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 28:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Waxyaalahan darteed ayaan weydiistay inaan idin arko oo aan idin la hadlo. Rajadii reer binu Israa’iil darteed ayaan silsiladaan ugu xiranahay.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Sababtaas daraaddeed ayaan idiin yeedhay inaan idin arko oo aan idinla hadlo; maxaa yeelay, rajadii reer binu Israa'iil sugayaan daraaddeed ayaan silsiladdan ugu xidhnahay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

20 Sababtaas daraaddeed ayaan idiin yeedhay inaan idin arko oo aan idinla hadlo; maxaa yeelay, rajadii reer binu Israa'iil sugayaan daraaddeed ayaan silsiladdan ugu xidhnahay.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 28:20

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy