Falimaha 28:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Laakiin Yuhuuddu markey diideen ayaan waxaan dhahay dacwadeyda Kaysar ha dhageysto. Laakiin illaa hadda aniga dadkayga dacwo uma haysto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Laakiin Yuhuuddu markay taas qilaafeen ayaa waxaa dirqi igu noqotay inaan Kaysar u ashtakoodo; taasuna ma ahaan inaan haystay wax aan quruuntayda ku dacwaynayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Laakiin Yuhuuddu markay taas qilaafeen ayaa waxaa dirqi igu noqotay inaan Kaysar u ashtakoodo; taasuna ma ahaan inaan haystay wax aan quruuntayda ku dacwaynayo. Viz kapitola |