Falimaha 28:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Goortii su’aalo la i weydiiyay kadib reer Rooma waxey doonayeen iney isoo daayaan waayo qalad ey igu dilaan ma galin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Iyaguna, markii ay i imtixaameen, waxay damceen inay iska kay daayaan, maxaa yeelay, sabab dhimasho istaahisha aanay igu jirin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Iyaguna, markii ay i imtixaameen, waxay damceen inay iska kay daayaan, maxaa yeelay, sabab dhimasho istaahisha aanay igu jirin. Viz kapitola |