Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 28:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Saddex maalmood kadib ayaa Bawlos kulan iskugu wacay hogaamiyayaashii Yuhuudda. Markey isku yimaadeen ayaa Bawlos ku yiri, “Walaalayaalow, aniga oo aan wax xumaan ah ku sameynin dadkeena iyo caadada awoowayaasheen, ayaa waxaa la igu xiray Yeruusaalem oo weliba la ii dhiibay reer Rooma.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Oo waxay noqotay in saddex maalmood dabadeed uu isugu wada yeedhay kuwii Yuhuudda ugu waaweynaa; oo kolkii ay u yimaadeen, ayuu ku yidhi iyagii, Walaalayaalow, anigu in kastoo aanan wax xumaan ah ku samayn dadkii ama caadooyinkii awowayaasheen toona, haddana anoo maxbuus ah ayaa waxaa layga soo waday Yeruusaalem oo waxaa la ii gacangeliyey reer Rooma.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 28:17

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy