Falimaha 28:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Markaas ayaa walaalaha qaar ee joogay Rooma maqleen inaan imaanay markaas ayey ka yimaadeen suuqa Abbiyus iyo hoteelada waaweyn oo wey na la kulmeen. Bawlosna markii uu iyagii arkay ayuu Illaahey u mahadceliyay oo weliba dhiiranaaday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Oo halkaasna walaalihii markii ay maqleen warkayagii, ayay u soo baxeen inay naga hor yimaadaan, oo waxay soo gaadheen tan iyo Suuqa Abbiyus iyo Saddexdii Makhaayadood. Oo Bawlosna markuu arkay iyagii ayuu Ilaah ku mahad naqay oo sii dhiirranaaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Oo halkaasna walaalihii markii ay maqleen warkayagii, ayay u soo baxeen inay naga hor yimaadaan, oo waxay soo gaadheen tan iyo Suuqa Abbiyus iyo Saddexdii Makhaayadood. Oo Bawlosna markuu arkay iyagii ayuu Ilaah ku mahadnaqay oo sii dhiirranaaday. Viz kapitola |