Falimaha 28:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Saddex bilood kadib ayaan waxaan ku safarnay doon ka timid Iskanderiya taas oo waqtigii qaboobaha jasiiradda joogtay, qeybta horena uu kaga sameysnaa madaxyada illaahyadii mataanaha ahaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Saddex bilood dabadeed waxaannu ku dhoofnay doonni Iskanderiya ka timid oo wakhtigii qabowga gasiiraddii joogtay taasoo sumaddeedii ahayd Walaalihii Mataanaha ahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Saddex bilood dabadeed waxaannu ku dhoofnay doonni Iskanderiya ka timid oo wakhtigii qabowga gasiiraddii joogtay taasoo sumaddeedii ahayd Walaalihii Mataanaha ahaa. Viz kapitola |