Falimaha 27:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Haddaba waqti badan ayaan safarkaan ku dhuminay, oo safarkana khatar ayuu noqday waayo maalintii dembidhaafka ee soonka waa la soo dhaafay. Sidaa darteed Bawlos wuu canaantay iyagii, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Markii wakhti badanu dhammaaday, oo haatan dhoofku halis ahaa, maxaa yeelay, Soonkii goor horaa la soo dhaafay, ayaa Bawlos waaniyey iyagii, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Markii wakhti badanu dhammaaday, oo haatan dhoofku halis ahaa, maxaa yeelay, Soonkii goor horaa la soo dhaafay, ayaa Bawlos waaniyey iyagii, Viz kapitola |