Falimaha 27:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Tartiib ayaan u safarnay oo dhowr maalmood iyo waqti adag ayey nagu qaadatay inaan gaarno Kinidos. Laakiin dabaysha ayaa na celineysay sidaa darteed dhinacaas kuma safri karin, oo waxaan u safarnay Kereetee taas oo kasoo hor jeeda Salmoonee. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Oo kolkii aannu maalmo badan aayar soconaynay, waxaannu dhib ku nimid Kinidos horteeda, oo dabayshii ayaa noo diiday inaan hore u sii soconno, kolkaasaannu ka hoos marnay Kereetee oo ka hor jeedda Salmoonee. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Oo kolkii aannu maalmo badan aayar soconaynay, waxaannu dhib ku nimid Kinidos horteeda, oo dabayshii ayaa noo diiday inaan hore u sii soconno, kolkaasaannu ka hoos marnay Kereetee oo ka hor jeedda Salmoonee. Viz kapitola |