Falimaha 27:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Halkaas ayuu boqol u taliyihii ka helay doon Masar laga leeyahay oo ka timid Iskanderiya oo u socota Talyaaniga markaas ayuu nasaaray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Oo halkaas boqol-u-taliyihii wuxuu ka helay doonni Iskanderiya ka timid oo u dhoofaysa Itaaliya; markaasuu na fuushiiyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Oo halkaas boqol-u-taliyihii wuxuu ka helay doonni Iskanderiya ka timid oo u dhoofaysa Itaaliya; markaasuu na fuushiiyey. Viz kapitola |