Falimaha 27:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Laakiin boqol u taliyihii ayaa rabay inuu Bawlos badbaadiyo sidaa darteed taladoodi wuu ka joojiyay. Wuxuu amray kuwii dabaasha yaqaanay iney biyaha galaan oo ey dhulka gaaraan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 Laakiin boqol-u-taliyihii oo doonayay inuu badbaadiyo Bawlos, ayaa qastigoodii ka joojiyey; oo wuxuu amray in kuwa dabaalan karaa ay doonnida iska tuuraan, oo ay marka hore dhulka tagaan; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 Laakiin boqol-u-taliyihii oo doonayay inuu badbaadiyo Bawlos, ayaa qasdigoodii ka joojiyey; oo wuxuu amray in kuwa dabaalan karaa ay doonnida iska tuuraan, oo ay marka hore dhulka tagaan; Viz kapitola |