Falimaha 27:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Laakiin doontii dhulka ey ku dhacday, oo qeybteedii hore ayaa ku xayirantay dhoobo dhexdeeda. Xaggeda dambana wuu burburay hirarkii dartood. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Laakiin waxay ku dhaceen meel laba badood isaga darmadaan, markaasaa doonnidii dhulka ku dhufatay; oo dhankeedii hore ayaa meel ku liimbaaday oo waxay noqotay wax aan la dhaqdhaqaajin karin, laakiin dhankii dambe wuxuu bilaabay inuu ku burburo mawjadihii xooggooda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 Laakiin waxay ku dhaceen meel laba badood isaga darmadaan, markaasaa doonnidii dhulka ku dhufatay; oo dhankeedii hore ayaa meel ku liimbaaday oo waxay noqotay wax aan la dhaqdhaqaajin karin, laakiin dhankii dambe wuxuu bilaabay inuu ku burburo mawjadihii xooggooda. Viz kapitola |