Falimaha 27:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Maalintii markii la gaaray ayaa iyagoo kala garaneynin dhulka ayey waxey arkeen meel xeeb ah, markaas ayey go’aansadeen iney meel dhul ah doonta dhigaan hadday awoodaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH39 Oo markii waagii beryay, ayay dhulkii garan waayeen; laakiin waxay arkeen marso xeeb leh, oo waxay doonayeen inay doonnidii halkaas ku kaxeeyaan hadday karaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah39 Oo markii waagii beryay, ayay dhulkii garan waayeen; laakiin waxay arkeen marso xeeb leh, oo waxay doonayeen inay doonnidii halkaas ku kaxeeyaan hadday karaan. Viz kapitola |