Falimaha 27:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Waxyaalahan markii uu yiri kadib ayaa Bawlos intuu kibis qaaday ayuu Illaahey u mahadceliyay, kadibna intuu kala gooyay ayuu cunay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Oo markii uu saas yidhi, ayuu wuxuu soo qaatay kibis, oo dadkii oo dhan hortooda ayuu Ilaah ugu mahad naqay, oo intuu kala jebiyey ayuu bilaabay inuu wax cuno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Oo markii uu saas yidhi, ayuu wuxuu soo qaatay kibis, oo dadkii oo dhan hortooda ayuu Ilaah ugu mahadnaqay, oo intuu kala jebiyey ayuu bilaabay inuu wax cuno. Viz kapitola |