Falimaha 27:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Haddaba waxaan idin ka baryayaa inaad wax cuntaan. Waayo waad u baahantihiin inaad ku noolaataan, qofna ma dhiman doono ee welwelka iska dhaafa oo wax cuna.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Haddaba waxaan idinka baryayaa inaad cunto qaadataan, waayo, taasu waa caafimaadkiinna aawadiis; maxaa yeelay, midkiinna tin keliyahu ka go'i maayo madaxiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Haddaba waxaan idinka baryayaa inaad cunto qaadataan, waayo, taasu waa caafimaadkiinna aawadiis; maxaa yeelay, midkiinna tin keliyahu ka go'i maayo madaxiisa. Viz kapitola |