Falimaha 27:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Badmaaxyadii ayaa waxey isku dayeen iney doontii ka degtaan, sidaa darteed waxey biyaha ku dejiyeen doontii yarayd, iyagoo iska dhigaya iney baroosinkii doonta xageeda hore ka dejinayaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 Oo baxriyiintii ayaa waxay damceen inay doonnida ka baxsadaan, oo waxay badda qarsoodi ugu dejiyeen huurigii sidii iyagoo barroosinno ka tuuraya doonnidii xaggeeda hore. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 Oo baxriyiintii ayaa waxay damceen inay doonnida ka baxsadaan, oo waxay badda qarsoodi ugu dejiyeen huurigii sidii iyagoo barroosinno ka tuuraya doonnidii xaggeeda hore. Viz kapitola |