Falimaha 27:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Dhowr maalmood ayaan arkin qoraxda ama xiddigaha, dabayl xoog leh ayaa dhaceysay. Markaas ayaan ka quusanay rajadii badbaadinta oo aan rajeyneyney. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Oo markii intii maalmo badan ah ayan qorraxdii iyo xiddigihii toona ifin, oo duufaan aan yaraynuna uu nagu dhacayay, ayaa rajadii aannu badbaado ku rajaynaynay oo dhan nalaga qaaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Oo markii intii maalmo badan ah ayan qorraxdii iyo xiddigihii toona ifin, oo duufaan aan yaraynuna uu nagu dhacayay, ayaa rajadii aannu badbaado ku rajaynaynay oo dhan nalaga qaaday. Viz kapitola |