Falimaha 27:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Markaan usii gudubnay jasiirad yar oo la dhaho Kalawda, waan ku dhibaatoonay awoodi waaynay inaan xirno doontii yarayd si eysan u halaabin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Oo waxaannu ku orodnay gasiirad yar oo Kalawda la yidhaahdo dugsigeed, oo annagoo aad u dhibtoonnay ayaan waxaan awood u helnay inaan huurigii aad u xidhno; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Oo waxaannu ku orodnay gasiirad yar oo Kalawda la yidhaahdo dugsigeed, oo annagoo aad u dhibtoonnay ayaan waxaan awood u helnay inaan huurigii aad u xidhno; Viz kapitola |