Falimaha 27:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Doontii ayaa waxey u joogsatay duufaantii darteed, mana karin inaan dabaysha dhinacay ka imaaneyso ku wadno, sidaa darteed waan isdhiibnay oo dabayshii duufaanta ayaa kaxeynaysay doontii. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 oo markii doonnidii la qabsaday oo ay wejiga siin kari weyday dabaysha, ayaannu iska dhiibnay, kolkaasay na kaxaysatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 oo markii doonnidii la qabsaday oo ay wejiga siin kari weyday dabaysha, ayaannu iska dhiibnay, kolkaasay na kaxaysatay. Viz kapitola |