Falimaha 27:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Dekadu ma ahayn mid waqtiga qabowga u wanaagsan, markaas ayaa dadka badankood waxey isku raaceen inaan sii safarno illaa Foynikis oo aan waqtiga qabowga halkaas joogno. Taasi waxey ahayd dekada Kereetee oo ujeedo dhinaca koonfur galbeed iyo waqooyi galbeed. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Oo marsadaasu ma ay ahayn mid ku wanaagsan in wakhtiga qabowga la joogo, sidaas daraaddeed ayaa dadkii intiisii badnayd waxay ku talisay in halkaas laga sii dhoofo, haddii si uun lagu gaadhi karo Foynikis oo halkaas wakhtiga qabowga la joogo, taasoo ah marso Kereetee ku taal oo u jeedda woqooyi-bari iyo koonfur-bari. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Oo marsadaasu ma ay ahayn mid ku wanaagsan in wakhtiga qabowga la joogo, sidaas daraaddeed ayaa dadkii intiisii badnayd waxay ku talisay in halkaas laga sii dhoofo, haddii si uun lagu gaadhi karo Foynikis oo halkaas wakhtiga qabowga la joogo, taasoo ah marso Kereetee ku taal oo u jeedda woqooyi-bari iyo koonfur-bari. Viz kapitola |