Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 26:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Ballantan waa ballantii ey laba iyo tobankii qabiil rajeynayeen in la oofiyo iyagoo Illaahey u adeegaya habeen iyo maalin. Boqor Agribbow, rajadan darteed ayey Yuhuuddu igu dacweyneysaa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Oo laba iyo tobankayaga qabiilba waxay Ilaah aad ugu adeegaan habeen iyo maalinba iyagoo rajaynaya in ay ballankaas helaan. Haddaba boqorow, Yuhuuddu waxay igu ashtakeeyeen wax rajadaas ku saabsan!

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 26:7

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy