Falimaha 26:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Haddaba waxaa la igu xukumayaa rajada aan ka qabo Illaahey ballantiisa oo uu ka ballan qaaday awoowayaasheen taas oo maanta la igu haysto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Haddaba waxaan haatan halkan u taaganahay in la ii xukumo rajadii ballankii Ilaah u qaaday awowayaashayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Haddaba waxaan haatan halkan u taaganahay in la ii xukumo rajadii ballankii Ilaah u qaaday awowayaashayo. Viz kapitola |