Falimaha 26:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Boqorku wuu garanayaa waxyaalahan oo cabsi la’aan ayaan isaga ula hadlayaa. Waan ku qanacsanahay in waxyaalahan oo dhan si qarsoon uma dhicin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Waayo, boqorka aan ikhtiyaar ula hadlayaa wuu garanayaa waxyaalahan; waayo, anigu waxaan hubaa inaan waxyaalahan midkoodna uusan isaga ka qarsoonayn; waayo, waxyaalahan laguma samayn meel qarsoon. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Waayo, boqorka aan ikhtiyaar ula hadlayaa wuu garanayaa waxyaalahan; waayo, anigu waxaan hubaa inaan waxyaalahan midkoodna uusan isaga ka qarsoonayn; waayo, waxyaalahan laguma samayn meel qarsoon. Viz kapitola |