Falimaha 26:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Masiixa wuu silci doonaa oo wuxuu noqon doonaa kii ugu horeeyay ee dhimashada kasoo sarakacay, si uu dadkiisa iyo dadka aan Yuhuudda ahayn iftiin ugu keeno.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 taasoo ah in Masiixu xanuunsan doono, iyo sida isagoo ah kii kowaad oo kuwii dhintay ka soo sara kacay uu iftiin ugu naadin doono dadka iyo quruumahaba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 taasoo ah in Masiixu xanuunsan doono, iyo sida isagoo ah kii kowaad oo kuwii dhintay ka soo sara kacay uu iftiin ugu naadin doono dadka iyo quruumahaba. Viz kapitola |