Falimaha 26:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Marka hore waxaan u wacdiyay kuwa jooga Dimishaq, kadibna kuwa jooga Yeruusaalem iyo Yahuudiya oo dhan, iyo dadka aan Yuhuudda ahayn, iney toobadkeenaan oo Illaahey u noqdaan iyo in waxyaalaha ey sameeyaan laga garto iney toobadkeeneen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 laakiin waxaan horeba ugu sheegay kuwii joogay Dimishaq iyo Yeruusaalem iyo dalka Yahuudiya oo dhan iyo weliba dadka aan Yuhuudda ahayn, inay toobad keenaan oo ay Ilaah u soo noqdaan, iyagoo samaynaya shuqullo toobad istaahila. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 laakiin waxaan horeba ugu sheegay kuwii joogay Dimishaq iyo Yeruusaalem iyo dalka Yahuudiya oo dhan iyo weliba dadka aan Yuhuudda ahayn, inay toobadkeenaan oo ay Ilaah u soo noqdaan, iyagoo samaynaya shuqullo toobad istaahila. Viz kapitola |