Falimaha 26:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 si aad indhaha ugu furto oo ey uga jeestaan mugdiga oo ey u jeestaan iftiinka, iyo iney kasoo jeestaan xoogga Shaydaanka oo ey Illaahey ugu jeestaan, si ey u helaan cafiska dembiga oo markey i rumeysataan waxey ka mid ahaan doonaan kuwa xaqa ah.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 inaad indhahooda furtid si ay gudcur uga soo jeestaan oo ay iftiinka ugu soo jeestaan, iyo inay ka soo leexdaan xoogga Shaydaanka oo ay Ilaah u yimaadaan, inay helaan dembidhaaf oo ay dhaxal la helaan kuwa quduus lagaga dhigay rumaysadka ay igu leeyihiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 inaad indhahooda furtid si ay gudcur uga soo jeestaan oo ay iftiinka ugu soo jeestaan, iyo inay ka soo leexdaan xoogga Shayddaanka oo ay Ilaah u yimaadaan, inay helaan dembidhaaf oo ay dhaxal la helaan kuwa quduus lagaga dhigay rumaysadka ay igu leeyihiin. Viz kapitola |