Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 26:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Markaas ayaan dhulka ku wada dhacnay, oo waxaan maqlay cod af cibraaniga igu dhahayo, ‘Sawlosow, Sawlosow, maxaad ii silcineysaa? Waxaad la dagaaleysaa Illaahey laakiin adiga ayaa is dhibaateynaya.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Oo kolkii aannu dhammaantayo dhulka ku wada dhacnay, ayaan maqlay cod afka Cibraaniga ku hadlaya oo igu leh, Sawlosow, Sawlosow, maxaad ii silcinaysaa? Way kugu adag tahay inaad harraatidid wax ku muda.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 26:14

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy