Falimaha 26:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Boqor Agribbow duhuradii markii la joogay, waxaan arkay iftiin ka yimid samada, qoraxda wuu ka iftiin badnaa, wuuna nagu ifay aniga iyo kuwii ila socdayba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 ayaan waxaan hadhkii arkay, intaan jidka marayay, iftiin samada ka baxaya oo qorraxda ka sii dhalaal dheer, oo ka iftiimaya hareerahayga aniga iyo kuwii ila socdayba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 ayaan waxaan hadhkii arkay, intaan jidka marayay, iftiin samada ka baxaya oo qorraxda ka sii dhalaal dheer, oo ka iftiimaya hareerahayga aniga iyo kuwii ila socdayba. Viz kapitola |