Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 26:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Marar badan ayaan intaan sunagogyada ku wareegsado ayaan ciqaabi jiray, oo waxaan ku qasbi jiray iney Ciise wax xun ka sheegaan. Aad ayaan ugu xanaaqi jiray iyaga, oo illaa magaalooyin kale intaan u raaco ayaan silcin jiray.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Oo marar badan ayaan iyaga ku ciqaabay sunagogyada oo dhan, oo waxaan qasbay inay caytamaan; oo intaan aad iyo aad ugu cadhooday, ayaan iyaga ku silciyey tan iyo xataa magaalooyin ajanabi.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 26:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy