Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 26:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Saas ayaan ku sameeyay Yeruusaalem. Aniga oo amar ka qaatay gudoomiyayaashii wadaaddada waxaanna dadka Illaahey gelin jiray xabsi, oo xitaa waan ku raacsanaa in la dilo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Oo sidaasaan ku sameeyey Yeruusaalem; weliba waxaan xabsi ku xidhay kuwo badan oo quduusiin ah, anigoo amar ka wata wadaaddada sare, oo kolkii la dilayayba waan ku raacsanaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo sidaasaan ku sameeyey Yeruusaalem; weliba waxaan xabsi ku xidhay kuwo badan oo quduusiin ah, anigoo amar ka wata wadaaddada sare, oo kolkii la dilayayba waan ku raacsanaa.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 26:10

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy