Falimaha 25:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Feestos oo raba inuu asxaan u sameeyo Yuhuudda ayaa ku yiri Bawlos, “Ma dooneysaa inaad tagtid Yeruusaalem oo halkaas horteyda lagugu xukumo eedeemahan?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin Feestos isagoo doonaya inuu Yuhuudda kaga farxiyo, ayuu wuxuu ku jawaabay oo Bawlos ku yidhi, Ma doonaysaa inaad Yeruusaalem tagto oo waxyaalahan halkaas hortayda lagugu xukumo? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin Feestos isagoo doonaya inuu Yuhuudda kaga farxiyo, ayuu wuxuu ku jawaabay oo Bawlos ku yidhi, Ma doonaysaa inaad Yeruusaalem tagto oo waxyaalahan halkaas hortayda lagugu xukumo? Viz kapitola |